𝗝𝗶𝗴𝗷𝗶𝗴𝗮: 𝗡𝗶𝗻 𝗤𝗶𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗿𝘅𝘂𝘂𝗺 𝘂𝘂 𝟱𝟬 𝗞𝗮 𝗛𝗼𝗿 𝗗𝗶𝗹𝗮𝘆

0

𝗝𝗶𝗴𝗷𝗶𝗴𝗮: 𝗡𝗶𝗻 𝗤𝗶𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗿𝘅𝘂𝘂𝗺 𝘂𝘂 𝟱𝟬 𝗞𝗮 𝗛𝗼𝗿 𝗗𝗶𝗹𝗮𝘆

Deegaanka Soomaalida waxa todobaadkan lagu heshiiyay in la kala qaato Magta Allaah Haw naxariistee Marxuum la dilay sanadkii 1972dii oo ki beegan 50 sano.

Aadan Cismaan oo ah ninka Dilka Gaystay ayaa sheegay in uu go’aan ku gaadhay in uu sheego dilkaasi.

Waxa uu xusay in Geel laga qaaday Xilligaasi iyana ay damceen in ay mid kambalka u daaqaya reer dhacaan, hasayeeshee qayladii Marxuumka dhiman doonaa uu ku soo baxay sidaasna ay ku dileen.

Waxa uu inraasi ku daray in aan ilaa xilligaasi cidi ka Dabo Iman, laakiin maanta uu culays ka dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here