𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗨𝗖𝗜𝗗 𝗠𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗞𝗮 𝗬𝗶𝗱𝗵𝗶 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗘𝗲 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗰𝗮𝗺𝗲?

0

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗨𝗖𝗜𝗗 𝗠𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗞𝗮 𝗬𝗶𝗱𝗵𝗶 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗘𝗲 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗰𝗮𝗺𝗲?

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa bogaadiyay Ciidamadda Qaranka Somaliland ee gaadhay Degmadda Boocame.

Qoraal kooban oo uu ku baahiyay Degeladiisa Baraha bulshada ayuu ku yidhi “Bismillaah
Hambalyo Geesiyada Ciidanka Qaran JSL Iyo Shacabka deegaanka Boocame Ee fahmay Khiyaanada Mamulka Majeerteeniya, Guusha Ciidanka Qaranku wax kalsooni bulsho ah uma soo kordhineyso Ina Bixi. qorshihii isbahaysiga mucaaradka Iyo Shicib waynaha reer Somaliland waa sidiisi”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here