๐——๐—ฎ๐—น ๐—ž๐˜‚ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—บ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜† ๐—œ๐—ป ๐—”๐˜† ๐——๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป

0

Dowladda Chad ayaa war ay soo saartay waxa ay ku mamnuucday in gabdhaha daโ€™da yaryari inay dalkeeda ka dhoofaan iyaga oo aan heysan ogolaansho waalid.

waxaana tallaabadaas ku gacan seydhay ururada u dooda xuquuqda haweenka oo ku baaqay in go’aankaasi laga noqdo.

Wasiirka amniga ee dalka Chad General Idriss Adiker ayaa goโ€™aankan ku sheegay in gabdhaha daโ€™da yar ay dalka uga baxayaan ujeedo aad u fog.

Qoraalka General Adiker laguma cadeyn da’da gabdhaha laga mamnuucay in ay dalka ka baxaan.

Ururka Xuquuqda Haweenka Chad ayaa sheegay in go’aankaas uu ka hor imanayo mabaadi’da xorriyadda aasaasiga ah ee gabdhaha da’da yar iyo xuquuqda aadanaha.

www.sagalnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here