𝗔𝗮𝗯𝗶𝗵𝗶𝗶 𝗔𝘆𝘂𝘂 𝗤𝗼𝗹 𝗞𝘂 𝗦𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗦𝗶 𝗨𝘂 𝗨 𝗗𝗵𝗶𝗻𝘁𝗼, 𝗜𝘀𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗗𝘂𝗺𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘀𝗶 𝘂𝘂 𝘄𝗶𝗶𝗹𝗸𝗶𝗶𝘀𝘂 𝗨 𝗗𝗵𝗮𝘅𝗮𝗹 𝗕𝗲𝗲𝗹𝗼

0

𝗔𝗮𝗯𝗶𝗵𝗶𝗶 𝗔𝘆𝘂𝘂 𝗤𝗼𝗹 𝗞𝘂 𝗦𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗦𝗶 𝗨𝘂 𝗨 𝗗𝗵𝗶𝗻𝘁𝗼, 𝗜𝘀𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗗𝘂𝗺𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘀𝗶 𝘂𝘂 𝘄𝗶𝗶𝗹𝗸𝗶𝗶𝘀𝘂 𝗨 𝗗𝗵𝗮𝘅𝗮𝗹 𝗕𝗲𝗲𝗹

 

Dalka Tanzania gaar ahaan Magaalada Carusha oday 89 Sano jir ah ayaa burburiyay laba guri oo uu lahaa kuwaas qiimahooda lagu sheegay Laba Milyan oo dollar.

 

Idi Nzela Maganga ayaa dumiyay Guryahan ka dib markii wiil uu dhalay uu ku soo xidhay Qol Dabadeedna uu gaajo ugu dilay meesha si uu u dhinto oo uu u dhaxlo.

 

Odayga ayaa markii uu ka soo baxay halka lagu riday waxa uu burburiyay labadii Guri.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here