Yaa Ku Guulaystay Marti Gelinta Koobka Aduunka ee 2026

0
185

Dalka Maraykanka, Canada iyo Mexico ayaa ku guulaystay in ay martigaliyaan Koobka Adduunka ee 2026ka, waxayna ka qaadeen dalka Marooco oo la tartamayay.

Wadanka Moroco oo kula tartamayay wadamadan ayaa lagaga guulaystay, waxaana ugu hambalyeeyay saddexdaasi wadan guusha ay gaadheen.

Morooko ayaa u hambleysay dalalka uga guuleystay martigelinta Koobka Adduunka ee 2026 ee Canada, Mexico iyo Mareykanka.

Morooko waxaa lagaga guulaystay isla markaanaga lagaga  qaaday 69 cod.

Bartooda Twitterka ayay hamblyadan soo dhigeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here