Xukuumadda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Makkah ee Madaxweyne Muuse iyo Wasiirada somalia

0

Wasiirka Maaliyadda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kulankii ay dalka Saudi arabia kula yeesheen wasiiro uu ku jiro ee dawladda federaalka soomaaliya madaxweynaha soomaaliland iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa

“Dadka Soomaaliyeed waxay u ooman yihiin nabad waarta iyo dib-u-heshiisiin dhab ah.

Farriinta wanaagu ka muuqdo ee ka socota dhammaan Xaajiyaashii Haram-ka ku kulmay waxay muujineysaa in aan loo kala harin is ku dhex jira, midnimadooda, iyo rabitaanka ummada Soomaaliyeed ee wada noolaasha iyo wadajir wax u qabsiga taas oo aas-aasi u ah nabad waarta iyo guul aan gaarno.

Aynu dhammaanteen garwaaqsano inaan u dhaqaaqdo ugu dambeyntii dib-u-heshiisiin dhab ah oo macno inoo leh, isla markaana bulshadeena u horseedda barwaaqo iyo midnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here