Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay in aysan EU-du ka bixin Dalka, Mucaaridkana u soo jiidisay eedaymo kulul

0

Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa mar kale ku celiyey in aanay dalka ka bixin hayadaha Somaliland ka taageera dhinaca dhaqaalaha waxaanu eedaymo kulul u jeediyey hogaamiyeyaasha mucaaradka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here