Xukuumadda Oo Xoog Kula Wareegtay Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera

0
363
????????????????????????????????????

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta la wareegtay Haamaha kaydka shidaalka Berbera sida uu warbaahinta u sheegay maayirka Berbera Cabdishakuur Ciddin.

Madaxda shirkadda maamusha Haamaha shidaalka ayaan ka qayb-galin munaasabadda marka laga reebo hal ganacsade.

Goobta wareejinta Haamaha Shidaalka ayaa loo diiday warbaahinta madaxa bannaan.

Dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay waxa ka taagnayd haamaha Kaydka shiidaalka Berbera, ka dib markii ay shirkadaha lagu wareejiyay haamaha kaydka Shiidaalku ay iska diideen in ay ku wareejiyeen xukuumada Kaydkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here