Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Wariye Cabdiqani Asporo

0

Xukuumadda Soomaaliland ayaa xalay xabsiga u taxaabtay Wariye Cabdiqani Axmed Cabdilaahi (Asporo) oo ka mid ah Hawl Wadeenada Mareegta Hadhwanaag.

In kasta oo aanay wali xukuumaddu war cad ka soo saarin Xadhiga Wariye Cabdiqani, hadana ciidamo Boolis ah ayaa xalay niskii danbe ka qabtay Magaalada Hargeysa, waxaana ay u taxaabeen Xabsiga.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here