Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0

Allaaah Haw Naxariistee Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel Oo Ka Tirsanaan Jiray Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Goor dhaweyd Ku Geeriyooday Magaaladda Hargeysa.

Sidaas Waxa Warbaahinta u Xaqiijiyay  Ehelada Marxuumka..

Allaaah Haw Naxariistee Marxuumku Waxa Uu Ka Mid ahaa Xildhibaanadda Golaha Wakiilada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here