Xaaladda Nin 32 Sano Dhagaxaan Cunayay

0

Xaaladda Nin 32 Sano Dhagaxaan Cunayay
________________________

Dadku waxay caan Yihiin In ay Cunaan Cuntooyinka Caadiga ah ee aynu Dunida ku Naqaano.

hasayeeshe, ninkan odayga ah ee reer Maharashtra wuxuu cunayay dhagaxaan Muddo Ku siman 32-kii sano ee la soo dhaafay. Ninkaan oo lagu magacaabo Ramdas Bodke oo degan tuulada Adarki Khurd oo ka tirsan degmada Satra ee gobolka Maharashtra ayaa ku nool nolol caadi ah sida dadka kale laakiin waxa kaliya ee uu si kale u sameeyo ayaa ah inuu cuno dhagxaan halkii uu ka cunto Ka qaadan Lahaa.

Sida la sheegayo, ninkan oo ah 78 jir ayaa maalin kasta cuna 250 garaam oo dhagax ah.

Wuxuu bilaabay cunista dhagxaanta kadib markii calool xanuun daran uu qabtay mudo dheer. In kasta oo muddo dheer la daaweynayey, haddana dawo Uu Ku Landaaday Ma jirto.

Qoyskiisa ayaa Ka hor Joogsada Inuu dhagaxaanta Cuno, Waxaana uu qarsadaa sidii Uu Cuni lahaa dhagaxaantaas.

Dhakhaatiirtu Waxa ay Sheegeen In Uu Xanuun Dhinaca maskaxda Ahi Uu hayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here