Wiil Yar Oo Isdilay Markii Ay Hooyadii Ka Bakhtiisay Telefishan Uu Daawanayay.

0
Wiil Yar Oo 19 Sano Jir ah ayaa isdaldalay Oo dhintay, Ka Dib Markii ay Hooyadii Ka bakhtiisay Telefishan uu Daawanayay.
Arrintan ayaa Ka Dhacday Kej tehsil Oo Ka tirsan Maharashtra ee dalka India shalay Oo Axad ahayd.
Wiilka ayaa Galay Musqusha Waxaanu meel sare ku soo xidhay Xadhiga uu Oo isku Deldelay Sidaas ayaanu naftiisa ku khaarajiyay.
Hooyadii Dhashay iyo Inanteeda ayaa markiiba Ka War helay Waxaanay la xidhiidheen Booliska oo Goobta Yimid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here