“Waxaanu Ahayn Dad Walaalo Ah Oo Isu Soo Hiloobay, Kulankayaguna wax badan buu bedelayaa”

0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiiro ka tirsan D. Federlka Somalia ayaa ku kulmay dhulka barakaysan, intii lagu gudo jiray gudashada waajibaadka Xajka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here