Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland Oo Safar Ku Tagay Denmark

0

 

Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayasha iyo arimaha dastuurka somaliland iyo gudoomiyaha jaaliyada Somaliland ee dalka Denmark ayaa warbixin ay sida wada ka warameen kulamo kala duwan oo uu wasiir Mohamed haji elmi adan la qaatay wasarada arimaha dibada xubno ka mida barlamanka iyo sanduuqa maalgalinta wadamada soo koraya ee dalka Denmark iyo sido kale kula uu la qaatay jaaliyada Somaliland wasiir cilmi isaga arimaha ka hadlay waxa uu xusay in dhaman kulaamada ay ahaayeen ku iirada lagu saaray arimaha Somaliland iyo sidii dalka danmark oo saaxiib dhaw la ah u sii xoojin lahaaa xidhiidhka wasiirka ayaa tilmaamay in kulan uu ku soo gaadhay ka mid ahaa kulamo kala duwan oo wafti balaadhan oo socdaalo ku gala bixinaya qaarada uu ka mid yahay waxa si wayn ugu mahad naqay gudoomiyaha jaaliyada Somaliland mudane mahad farah adan oo kalin muuqada ka qaatay hirgalinta kulamada isaga xubnaha jaaliyada Somaliland guud ahaan wasiirka oo waxa laga waydiiyey arinta dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee golayasha wakiilada iyo deegaanka ayaa tilmaamay in si wayn u lafa gureen arintaasi waxa tilmaamay in ka xukumad ahaan ay diyaar u yihiin balse deeqbixiyasha kalintooda qaten si doorasho deg eg ah loo galo sida kale wasiirka oo waxa laga waydiiyey arinta mucaawimada dawlada Denmark siiso somaland oo Somalia dalbatay in iyaga la soo mariyo ayaa wasiirku waxa uu xusay in isku daygaasi ahaa mid fashilmay oo  suuro galin dhaman  dawlahada Somaliland ka caawiya arimaha horumarka halkoodi ka sii wadayan kalmadi iyaga si toosa ula shaqaynaya dawlada Somaliland gabagabadi wasiir Mohamed haji cilmi waxa uu u mahad naqaqay dhamana jaaliya reer Somaliland ee dalka Denmark sidi diiranayd ee ay ugu soo dhaweyen casimada  .

Gudoomiyaha jaaliyada Somaliland mudane mahad farah aadan oo isaguna waxa uu ka waramay muhimada ka jaaliyad ahaan u lahaa kulamadan kala duwan ee waasiir Mohamed cilmi la qaatay jaaliyada reer Somaliland oo uga waramay talaabooyinka horumarineed ee xukumada wado qorshayasha mustaqbalka iyo doorka qurbo jooga ay kaga jiraan horumarka Somaliland gudoomiye mahad ayaa tilmaamay in jaliyada reer Somaliland ay mar walba kalin muuqata ka qaatan dhaman dhaqdhaqaaqyada kala duwan ee ka socda dalka Somaliland lana qaybsadan xaalada kasta isaga arimaha ka hadlaya waxa tilmaamay kalin muuqata ka qaateen abaarihii soo maray Somaliland iyo tan u danbaysay ee duufaantii ku dhufatay qaybo ka mid xeebaha Somaliland iyago ka qaatay kalin muuqata sida kale gudoomiyaha jaaliayada Somaliland ayaa tilmamay in ururo dhalinyarada reer Somaliland ee dalkan Denmark ay ku guulaysteen mashariic kala duwan oo laga hirgalin doono dalka somaliland kuwa oo Dhawan ka bilaabmaya qaybo ka mid dalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here