Wasiirka Hawlaha Guud Oo Magacaabay Agaasime Waaxeedyo Cusub

0
60

Ka dib markaan darsay hawsha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaha Muddo 5 bilood ah Ka dib markaan la tashaday Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka dib markey laga maarmaan noqotay shaqada Wasaaradda iyo kor u qaadida mooralka shaqaalaha. Haddaba Waxaan badel, isku shaandhayn iyo dib u Magaacibis ku sameeyey Agaasimayaasha iyo Isuduwayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryeynta waana sidan hoos ku Cad, 
1. Maxamed Jaamac Diiriye (La Taliyaha Wasiirka Arimaha Maamulka) 
2. Eng: Cabdi Cabdilaahi Dagaal (La TaliyahaWasiirka Arimaha Dhulka) 
3. Eng: Shukri Mukhtaar Xasan (Agaasimaha Waaxda Tayadda iyo shuruucda dhismayaasha)
4. Cabdiraxmaan C/llaahi Daahir (Wirdaani) (Agaasimaha Xidhiidhka iyo Isuduwida Hawlaha Gobolada) 
5. Eng: C/raxmaan Maxamed Aar (Agaasimaha Waaxda Naqshadayenta Magaalooyinka) 
6. Yuusuf Siciid Axmed (Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha) 
7. Sharmaarke Maxamed Saalax (Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Lacagta)
8. Eng: Ciise Maxamed Ciise (Agaasimaha Waaxda Qorsheynta) 
9. Eng: Cabdi Yuusuf Riiraash (Agaasimaha Waaxda dhismaha) 
10. Eng :Maxmuud Maal Cali(Agaasimaha Waaxda Dhulka iyo Guryaha ) 
11. Eng: Cabdixaafid Ciise Faarax (Isuduwaha Gobolka Togdheer)
12. Maxamed Khaliif Nuur ( Isuduwaha Gobolka Sanaag) 
13. Maxamed Cabaase X.Muuse ( Isuduwaha Gobolka Buuhoodle) 
14. Eng: Rooble Ciise Shacuur (Isuduwaha Gobolka Xaysimo) 
ILaahay talada wanaagsan iyo cadaalada ha Ina waafajiyo.

Allah Mahad leh 
C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi Wasiirka WHG/DH&Gurayaynta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here