Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo La Kulmay Wakiilka UNICEF U Jooga Somalia

0
129

Wasiirka Cadaaladda Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey wakiilka Hay’adda qaramada midoobay u xilsaaran horumarinta dhallaanka ee UNICEF ee Somaliland iyo Soomaaliya, Mr Steven Lauwrier.

Kulankan Wasiirka cadaaladda iyo u qabsanaha hay’adda UNICEF ee Somalilnad iyo Soomaaliya, ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhawra oo ay ka mid yihiin dardar-gelinta iyo ballaadhinta qodobadii ka soo baxay shirweynihii cadaaladda somaliland, waxa kale oo ay mWasiirka iyo madaxa weftigu ka wada hadleen dardarginta xuquuqdda haweenka iyo caruurta oo ay Haydanni ka caawiso wasaaradda .

Geeatiisa waxaa soo dhaweeyey Wasiir Caateeye Oo ku booray Haydda Unicefe in ay sii libib laabto shaqooyinka ay u qabto hooyadda iyo dhalaanka.
Isku soo wada duubo Mr Steven u qaabilsanaha Unicefe somaliland iyo Somalia ayaa amaan balaadhan u soo jeediyey guudhaaan somaliland gaar ahaana Wasaaradda Cadaaaladda somaliland oo door laxaad leh ka ciyaarta hirgalinta iyo taabogalinta cadaaladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here