Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Siciid Nuur Jaamac U Magaacabay Xoghayaha Cusub ee Dawladda Hoose.
Magacaabista Xoghayaha Cusub ayaa Timid Ka dib Markii Uu Xoghayaha Wakhtigan Ee Dawladda Hoose Axmed Yoonis Juxa Uu shaaciyay In Uu U Tartami Doono doorashada Golaha Deegaanka Ee Magaalada Hargeysa.
Siciid Nuur ayaa Ka Tirsanaa Saraakiisha Sarsare Ee Wakaaladda Horumarinta Jidadka Somaliland.