Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ganafka Ku Dhuftay Qoraal Maxakamada Gobolku Ku Fasaxday Suldaan Dhawr Maalmood Xabsi Ku Jira

0

Wasiirka arrimaha gudaha somaliland Md. Cali Maxamed Warancade ayaa la sheegayaa in uu is hortaagay amar ay maxakamada Gobolka Maroodi Jeex ku fasaxday Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin oo dhawaan lagu caleemo saaray Hargeysa.

Lama Garanayo halka laga haysto suldaanka, waxaase ay maxakamadu xukuntay in ay dib loogu soo celiyo xorriyadiisa.

halkan hoose kaga bogo qoraalka ka soo baxay maxakamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here