Wasiir Sagaal Bilood Ka Dib Lagu Dhaariyey Madaxweyne Muuse Biixi Hortiisa Iyo Mid Aan Wali La DhaarinOo Xil Haya.

0
117

Hargeysa(SN):-Gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa sagaal bilood ka dib maanta dhaariyey wasiirka horu marinta biyaha Saleebaan Yuusuf Cali Koore.Wasiirka biyaha somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa maanta lala dhaariyey xubnaha guddida xuquuqal iinsaanka oo maanta lagu dhaariyey madaxweynaha hortiisa dhaartii dastuuriga ahayd.Wasiir Saleebaan Cali Koore ayaan hore looladhaarin xubnaha golaha wasiirada ee xukuumada madaxweyne Muuse Biixi oo la dhaariyey mudo ku siman shan bilood ka hor markii ay la wareegeen xilalka madaxweynuhu u igmaday, lamana shaacin sababta uu wasiir Saleebaan uga hadhay dhaarinta xubnaha golaha uu ka tirsan yahay.Sidoo kale wasiirka wasaarada arimaha dibada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here