Arrimaha BulshadaNewsSagal TVSomaliland Warshada Sharaabka ee SBI Oo Bulshada U Soo Bandhigtay Bakhtiyaa Nasiib Cusub Oo Ku Heli Karaan Gaadiid iyo waxyaabo Kale By admin - October 8, 2015 0 Share on Facebook Tweet on Twitter Hargeysa (Sagalnews) – Warshada Sharaabka ee SBI ayaa maanta soo bandhigtay bakhtiyaa nasiib cusub oo qofkii caba sharaabka Warshadaasi ay soo saarto ku guualysan doonaan waxyaabo ay ka mid yihiin Gawaadhi, Computaro iyo waxyaabo kale. Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window) Related