Warqad furan:Wacyigalin Deegaan

0
118

●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●
KA:Ururka Horumarinta deganka Somaliland ee (Sedvo)
●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●
KU:SHacabka somaliland
●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●
W/Q:Abdirahman Ahmed Ali(Maansoore)
●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●
●Dhaman waxan salamaya bulsho
waynta somaliland qaybaheda kala duwan waxanan ku salamayna Salaanta islaamka
Asalamu Calaykum waraxmatulahi waa barakatu

●bulshada anu ka midka nahay ee somaliland waxanu udirayna wacyigalin ku sabsan arimaha ilaalinta deganka iyo horumarinta deganka.

●Deegaankena somaliland waa degan hodan ku ah beerashada

●Waa degan hodan ku ah dalxiska

●Waa degan hodan ku ah noocyada dhirta kala duwan ee manafacadka u leh adamaha iyo nolaha kaleba

●Sida awgeed

■Bulsho waynta somaliland waxanu uga digayna inay degankooda xaalufiyan.

■Bulshowaynta waynta somaliland waxanu ka codsanaynaa

■Inay ugu yaran bacda ay alaaba ku ritan markay alaabta kala baxan anay deganka ku turin
Ee ay guban.

■Waxanu ushegayna bulshada inay ilaalinta deganku tahay wajib qaran maxa yeelay

■Deeganku waa bartaynu degan nahay

■Deeganku wa halka xoolahena daaq wacan ka helan

■Deeganku waa halka aynu ku berano khudrada kala duwan

■Deeganku waa halka aynu jecel nahay inaynu dalxisno oo kuso raaxaysano wakhtiyada aynu fasaxa nahay

■Hadaba walal, saxib,

■Deegaankaga ilaali

■Deeganka beero

■Deegankaga ka ilaali xalufinta

■Sida dhirta qoyan oo la jaro oo dhuxul laga samaystoo

■Baco degmayinka aynu degan nahay aynu ku si dhex dayno
Dhaman waxyaba an kor ku sheegnay waa aafo deegan

■Ugu danbayn bulshowaynta somalilmad waxan lenahay

■Ma donaysan inaydun subax walba indhahinu arkan dhul cagaran

■Ma donaysan inad degaano qurux badan uu dalxis tagtan oo ku yaala dalkina hooyo

■Ma doonaysan in dadyowga kale ee aduunku uso dalxis tagan dalkina hooyo ee somaliland

■Ma donaysan in dalkina dakhli ama dhaqaale kaso galo dalxiiska

■Ma donaysan dakhli kaso galo waxbeerashada
Oo noocyo kala duwan oo dalagya aynu dhoofino

■Ma donaysan in qaranka somaliland uu gadho isku filnan dhanka wax soosarka beeraha ah

■Ma donaysan in guriga hortisu noqdo gob indha iyo qulubtaba so jidanaya

■Hadaba wan ogahay cid maya oranaysa ma jirtoo ama way yar tahay lakin

■Qof walba haa bu oranayaa

■Sida awgeed

■Hal geed beer halki todobad ba

■Halka geed ee ad beerta wuxu faaido u leyahay

■Indhahaga

■Wuxu faaido uleyahaY bilixda degankaga
Ila inta geedkasi jiro ajar baa ku soconayaa

■Hal geed oo ad berto Wuxu faaido uleyahay dhanka roobabka oo dhirtu waxay ka qayb qatan in degankaga roob wacani heloo

■Sida awgeed sida lajigeed
Dib ubeeris samee
Taageer cidi wax beerta
Ha mogan diranayasha firfircon ee ururka Sedvo Oo la shaqee

■Hal beer oo hal baloodha beero

■Oo cabirkeedu yagay 12×24

■Waxay dabolaysa bahixa qoyskaga iyo taa jarkagaba

■Sido kale wad iib gayn karta suuqa kugu dhaw

■Ma donaysaa in tababar sida wax lo beero ah ad hesho haday
Ma donaysa inad beerto
Khudrada malin walba la isticmalo
sida kamsarta,kabashka,basakha Qajiga,IWM
Ma donaysa inad beerto canbaha,sisinta ,Lawska
Oo wakhti ad u yar kugu so go,aa

■Jawaabtadu haday tahay Haa

●●●●●●●●●●●●●
Ku fikir degan cagaran
●●●●●●●●●●●●●

《《《《《《《《《《《
■Halku dhigeni waxa weeya
Hal beer oo baloodha beero
Hal geed sedvo la beer
《《《《《《《《《《《

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here