Wariye Maxamed Xasan Cali (Waji) Oo Loo Magacaabay Maareeyaha Telefishanka Qaranka

0

Agaasimihii Telefishanka Dawladda Muuse Faarax Jaambiir ayaa xilkii laga qaaday, waxaana la magacaabay Agaasime cusub oo laga dhigay Maxamed Cali Waji oo ah Ruug-caddaa Warbaahinta dawladda wakhti dheer ka shaqaynayey.

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Cabdiraxmaan Faarax Guribarwaaqo, ayaa lagu amray in agaasimihii hore si dhakhso ah xilka ugu wareejiyo masuulka cusub ee lagu bedelay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here