Warbaahintu Dalka Ha U Tudho

0

Halkan waxan kasalamayaa dhamaan suxufiyiinta kaholgal sagalnews in taa ka dub waxaan maanta u sheegayaa umada reer somaliland in yaay cadbadan leeyihiin oo kufarxaya warka ay qorayaan wabsadada qaarkood taasina aanay dalka  iyo dadkaba uficiiinaan waxa kafarxiy cali khaliif markaad qorto madaa wax is yeeliya mise qarankaad waxyeelaysaa  intaasi waa iga waano anigoo aha godoomiy xisbiga kulmiye ee galbeedka sweden xasanfanax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here