Wararkii U Dambeeyay Ee Natiijada Kulankii Addis Ababa Ku Dhex Maray Madaxweyneyaasha Biixi iyo Farmaajo

0

Waxaana soo noqoshada madaxweynaha iyo weftigiisa warbaahinta uga warbixiyey wixii u qabsoomay intii ay ku sugnaayeen halkaas iyo kulamadii kala duwanaa ee ay la yeesheen madaxda qaarada Afrika, wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon).

Halkan Guji Oo Daawo Warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here