War Degdeg Ah: Xisbiga Haya Talada Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Doortay Guddoomiye Cusub

0
299

Shir ay isugu yimaadeen xisbiga Haya taladda Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa waxa ay ku doorteen guddoomiye cusub, ka dib markii uu xilkaasi iska casilay madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Shirkan oo ka qabsoomay Magaaladda Addis Ababa ayaa waxa ay ku doorteen in uu hogaamiyo xisbiga Wasiirka Isgaadhsiinta ee Dawladda Federaalka Ethiopia Axmed Shide.

arrintan ayaa la filayaa in ay soo afjarto xiisadii siyaasadeed ee ka jirtay Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here