War Degdeg ah: Sheekh Aadan Sunne Iyo Dhalinyaro La Xidhnayd Oo La Sii Daayay

0

Sheekh Aadan cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) Iyo Dhalinyaro La Xidhnayd ayaa saaka dib u Helay Xorriyadooda.

Go’aankan oo ay Gaadhay Maxakamada Sare ayaa loogu ogolaaday shekha iyo Dhalinyaradaaasi  in xorriyadooda loo soo celiyo, Halka laba kale oo la xidhnaa iyagana laga khafiifiyay Kiiskii.

Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa dhawr Jeer Oo hore m Xabsiga La Dhigay  Hasayeeshee Markan u danbaysay oo ay qabashadiisu ku begnaud Dabayaaqadii sanadkii 2017Kii waxa uu ahaa markii uu ugu badnaa ee uu Xabsiga ku jiro.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here