War Degdeg ah: Maxay Xadhigooda Ka Yidhaahdeen Masuuliyiinta Waddani

0

Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Khadar Xuseen Cabdi, Afhayeenka Xisbigaasi Barkhad Jaamac Batuun iyo Mujaahid Cabdi Ibraahim oo dhawrkii maalmood ee u danbeeyay ku xidhnaa jeelka mandheera ayaa caawa fiidkii dib u helay xorriyadoodii.

Boqolaal ka mid ah taageereyaasha xisbigaasi uu ku leeyahay Magaaladda Hargeysa ayaa kaga hor tagay duleedka Bari ee Caasimadda, halkaas oo ay iska soo xaadiriyeen abaaro afartii galabnimo ka dib markii ay heleen warka sheegaya in sii daynta masuuliyiintaasi.

Halkan guji oo daawo warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here