War Degdeg ah: Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Addis Ababa Ku Kulmay

0

Madaxweyneyaasha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay kulan gaar ah ku yeeshay Magaaladda Addis ababa Ee Caasimadda Wadanka Ethiopia.

Kulankan oo Ka dhacay Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Dalka Ethiopia Dr. Abiy Ahmed Cali ayaa sida ay ku warantay Laanta afka soomaaliga ee VOA ahaa mid u gaar ah labada madaxweyne, halkaas oo aanay goob joog ka ahayn Wafdiyadii ay labada dhinac kala hogaaminayeen.

Halkan Guji Oo Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here