War Degdeg ah: Faahfaahinta Dagaal Dhex Maray Puntland iyo Somaliland

0

Deegaanka Lagu Magacaabo Kadhada oo 18km U jirta Yubbe ayaa waxa lagu soo waramayaa in uu dagaal ku dhex maray Ciidamada Qaranka Soomaaliland iyo kuwa maamulka Puntland.

In kasta oo aanay jirin warar madax banaan, hadana war  saxaafadeed ay soo saareen ciidamadda qaranka Soomaaliland oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka ciidamada Milatariga Gashaanle Sare Cabdi Cabdilaahi Xasan ( Cabdi Dheere) Waxa uu sheegay in ay iska waabiyeen weerarkaasi.

 

Halkan Guji Oo Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here