[War Deg Deg Ah:-] Xarunta Xisbiga Kulmiye Oo Saaka Qasan Iyo Booliiska Oo Is Hortaag Ku Sameeyay Jaamac Shabeel+Wariye la Xidhay

0
207

Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee golaha dhexe ee xisbiga kulmiye jaamaca shabeel ayaa saaka laga hor- istaagay inuu galo xarunta xisbiga ee magaaladda hargaysa Ciidamada Booliska Somaliland ayaa iska hortaagay guddoomiye Jaamac Shabeel, Inuu gudaha u galo xarunta xisbiga .Wariyeyaal uu ku jiro Sawirqaade Mukhtaar Mursal Xiin, ayaa xabsiga loo taxaabay Ciidamada ayaa jidh dil xoogan u geystay Xiin weriyayaasha oo hawlohoodii shaqo ku jirra

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here