Walaalkay Khabiib Ayaa Guulaysan Doona insha Allaah” Cristiano Ronaldo

0

Todobaadkan Feedhyahanka Caanka ah Khabiib Ayaa Ku Guulaystay Tartanka Feedhka Miisaanka Fudud ka Dib markii Uu Ka adkaaday Justin Gatethje.

Weeraryahanka Caanka ah Cristiano Ronaldo ayaa Taageeray Feedhyahankan, Waxaana Ka Hor Kulankan Uu sheegay In Uu Guulaysan Doono Khabiib “Haa Dabcan Waxa Guulaysan Doona Khabiib Walaalkay Insha Allaah” Ayuu Yidhi.

Sidaas ayaa Waxa Uu Yidhi Maalmo Ka Hor Intii aanu Khabiib Afka Ciida U Darin Justin Gatethje.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here