Waa kuma maxamed maxamuud (Diridhaba?

0

Waa kuma maxamed maxamuud (Diridhaba?

maxamed maxamuud ( Diridhaba) naftii hure ciyaar’yahan waqooyi gal’beed laqaaday koobka 1984 waqooyi galbeed, haddana uqaaday isagga oo macalin 2 jeer Gobolka maroodi Jeex) noolashii inta ubaddan u huray naftiisa sports somaliland si’loohello ciyaar,yahno heer caalamiya , sidda oo kalle noqday macalin kooxdda heerka koowaad (Dawladda hoose hargaysa) u qaaday 1 koob oo ah horyaalka caasimadda iyo koobab fara badan oo kalle, sidda oo kalle waxaan marna la hal’maami karin guushii uu ka gaadhay koox ka socotay wadanka aynu jaarka nahay ee ( kiiniya ) oo uu kagga Adkaatay 3 -1 ), sidda oo kalle waxa ay wasaaradda ciyaaruhu ka dalbatay marka uu isku diyaarinayay ciyaarta dhex Mari’doonta kooxdda ka socota wadanka kiiniya in kooxdiisa Dawladda hoose ciyaar yahano laggu xoojiyo Aan ka tirsanayn kooxdiisa DHH si ay uga caawiyaan cuuaarta uu la’ciyaarayo kooxdda waddanka kiiniya ka socota, iyagga oo ka baqaya in lagga badyo ciyaarta maadamo oo waddan wayn ka socota kooxdda dalka kiiniya, macalin Maxamed maxamuud (Diridhaba). wuu ka diiday in kooxdiisa Cid aan kamid ahayn u ciyaari-karin, hadii lagga badyo in uu guul daradda qaato hadii uu Badyo in uu qaato guusha nasiib wanaag wuu badyay ciyaarta.

Yaa kamidda Ciyaar’yahanadda uu soo Layliyay?

1. maxamuud ( kofindha oo ah ciyaar’yahanka ugu gool dhalinta badan ciyaaraha goboladda somaliland.

2. Cabdikariin Guji
3. Gabyaaye
4. khadiir mustafe
.5 Ayaanle isqaniin
6. Cabdi riyaad

masoo koobi karo hadaan is idhaah mid mid u tiri laakin intaa ayaan fursad u helay.

Koob’kii sadexaad waxa uu u’qaaday Gobolka Daad Madheedh 16/11/2020,

~Waxa Qoray khadar fuaad cabdilaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here