Ururka Telefishanada Madaxa Banaan Oo Cambaareeyay Talaabada Lagu Xidhay Eryal iyo Horyaal

0

Ururka Telefishanada  madaxa Banaan ee Somali Indepedent Broadcast Association oo loo soo gaabiyo SIBA Waxa uu Canbaaraynayaa Sifaha iyo Hanaanka Loo Maray Xadhiga Labadda Telefishan  ee Madaxa Banaan ee kala ah Horyaal Tv iyo Eryal Tv, Kaas oo ah Mid Sharci Daro ah.

Talaabadan Ururka SIBA Waxa uu Ku Tilmaamay Mid Ka Hor imanaysa Xoriyatul Qawlka iyo Madax Banaanidda Saxaafadda Somaliland isla Markaana Dhaawac Ku naqonaysa Hanaanka Dimuqraadiyadeed ee ay Somaliland ku soo caano maashay.

Hadaba Ururka SIBA Waxa uu Xukuumada Somaliland  ugu Baaqayaa in si Degdeg ah  ugu soo celiso  Xoriyadooda Telefishanadan Madaxa Banaan ee La Xidhay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here