Tirada Dad Ku Dhintay Roobab Ka Da’ay Dalka Ruushka

0

Inta La Og Yahay 23 ayaa ku dhintay dalka Ruushka ka dib markii ay Deegaanka Irkutsk oo ku yaala dalkaasi ay daadad xoog lihi ku soo rogmadeen.

roobab laxaad leh oo halkaasi ka da’ay ayaa waxa lagu soo waramayaa in uu jiro khasaare kale oo baaxad leh, kaas oo ka dhashay roobabkaasi ka da’ay halkaasi.

sidoo kale waxa dumay guryo badan oo ku yaala deegaankaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here