Tigreega Oo Burburiyay Biriishyadii Loo mari Jiray Magaalada Maqale

0

Dawladda Federaalka Ee Ethiopia ayaa ku eedaysay Xoogaga Mucaaradka ah Ee Deegaanka Tigreegu In Ay Burburiyeen Ilaa Afar Ka Mid ah Biriishyada Ku Hareeraysan Magaaladda Maqale.

Magaaladda Maqale ee Caasimada Deegaanka Tigreega Oo Ay Kulaalayaan Ciidamada Ethiopia ayay Afartan Biriish Ahaayeen Kuwo  Loo sii Maro.

Xukuumadu Waxa ay Ku Hanjabtay In Ciqaabta Burburka hantidaas ay Mari Doonaan TPLF.

Duqayn Culus ayaa ku socota Magaaladda, Waxaana La sheegayaa in Ciidamada Federaalku ay ku siqayaaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here