Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Hogaankii Hawl Gelinta + Bedelkiisii Oo La Magacaabay

0
206

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag ( Ganay ) , oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017

Taliye Fadal ayaa xilkan u magacaabey Masuul hore xilkan u hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa masuulkii ka horeeyey taliyahan maanta xilka laga qaadey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here