Tababarihii Xulka Soomaaliya Oo Cabsi Darteed Isu Casilay

0

Macalinkii kooxda xulka qaranka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo, Ghanaian Bashir Hayford ayaa shaqada isaga tegay, 11 bilood kadib.

Ninkaan oo u dhashay dalka Ghana ayaa sababta ku sheegay arrimo la xiriira amniga Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo uu muddadaasi ka howlgalayey.

Halkan guji oo daawo warkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here