Taariikhda Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Rasmi Ah Loogu Ansixiyay Shirka Golaha Dhexe

0
Name : IBRAHIN AHMED RABI LIBAN
Date of Birth : 1967
Place of Birth : Odweine District
Heerarka Waxbarashada.
Waxbarashada hoose dhexe ku qaatay Degmada Oodweyne.
1973—1980 Primary/Intermediate Odweine Intermediate School Odweine
Waxbarashada dugsiga sare ku qaatay Dugsigii sare ee farsamada gacanta ee Ex.Xalane
1982—1985 Secondary School Ex.HalaneTechnical Institute Hargeisa
Waxbarashada sare ee Jaamacadaha iyo Machadka Sare
Culuunta Xisaabaaadka Diploma ku qaatay Machadka AIDAM
Mudadaii 1999 (Cambridge tutorial)
Waxbarashada jaamacadda ku qaatay Jaamacadda ADMAS UNIVERSITY
Mudadii 2010 illaa 2013 Culuunta Dhaqaalaha shahaadada Heerka kowaad (Bachelor Degree)
Culuunta Horumarinta Dhaqaalaha shahaadada Heerka Labaad (Master Degree)
Mudadaii 2018 illaa 2020
Waxbarashada jaamacadda ku qaatay Machadka Shaqaalaha Dawladaa CSI
Mudadii 2013—2017
Culuunta Maareynta Maamulka Dawladaha hoose iyo magaalooyinka shahaadada heerka kowaad (bachelor Degree)
Shahaadooyinka Post Graduate Certicates
Mudadaii 2014 illaa 2014 Jaamacadda ADMAS UNIVERSITY
Culuunta Microfinance (Online Frankfurt School of Finance Germany)
Culuunta Horumarka Dhaqaalaha iyo dhexgalka bulshooyinka
Culuunta Budgetary Planning & Control
Shaqada iyo Xilalka uu soo Maray
Somaliland Telecommunication Corp. (SOLTELCO)
Xisaabiye(Accountant) 01/01/2006 up to 15/05/2008
Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose caasimadda Hargeysa
Sanadkii 2015
Guddoomiyaha Hayadda Abaabul ka saarka iyo hub dhigista
National Demobilization and Re-integration(NDC)
Sanadihii 2016 – 2017
La taliyaha Guddiga Fulinta Dawladda hoose ee Caasimadda booskan oo illaa iminka uu hayay.
28 10 2020.Xoghayaha Guud ee cusub xisbiga Kulmiye Ibraahim Axmed Raabi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here