Soomaaliya: Saddex Caruur ah Oo Haraad U Dhimatay

0

Saddex Caruur ah ayaa la sheegay in ay Haraad ugu dhinteen Deegaano hoos taga Ceelwaaq oo ka tirsan Gobolka Geddo ee koonfurta Soomaaliya.

Gauddoomiyaha Degmadda Ceel Waaq Ibraahim Guuleyd Aadan oo u waramayay Laanta afka soomaaliga Ee Bbc ayaa sidaasi xaqiijiyay, waxaanu yidhi

“Inta u dhaxeysa Ceelwaaq iyo fafaaxdhuun ayay saddexdaas caruur ah harraad ugu dhinteen, abaaro ba’an ayaa ka jira deegaanada Ceelwaaq, waxaana u darran inta u dhaxeysa Ceelwaaq iyo Baardheere, gaar ahaan deegaanada Ceelwaaq laga xukumo ayaa aad u daran, “ayuu yidhi ddoomiyaha degmada Ceelwaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here