Somaliland Oo Celisay Markab Djabouti Ka Soo Xambaaray Xadhko Internet

0

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay dib u celisay markab ka soo shiraaqday dekeda Ku Taala Magaaladda Jabouti, kaas oo ay sheegtay in uu siday xadhiga internetka xambaara ee Dare1 oo dhawaan lagaga dhawaaqay Magaaladda Jabouti.

Markabkan oo sida uu wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknologyadda Somaliland Prof, Cabdiweli Sheekh cabdilaahi suufi Jirbiil laanta afka soomaaliga ee Bbcda, markabkan ayaa biyaha somaliland soo galay isaga oo aan xukuumadda wax ogolaanshiiyo ah ka haysanin.

Halkan Guji Oo Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here