Shuruudaha laga doonaya qofka gudanaya waajibaadka Xajka

0
58

Maalmaha inagu soo foolka leh waxa billaabmaya acmaashii xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka. Waana waajib saaran qof kasta oo muslim ah oo awooda inuu guto faralkaas noloshiisa mar.Haddaba maadaama ay malaayiin muslimiin ahi u geeddi yihiin dhulka barakaysan oo maalmo gudahood xajku ka billaabmayo, ayaanu si aanu xujayda ugu soo bandhigno Axkaamta xajka waxa aanu faahfaahin waydiinay Dr Aadan Sheekh Cali Saalax oo ah imaam masaajidka Abuubakar Siddiiq ee Nairobi, waxna ka dhiga Jaamacadaha Ummaiyo Raaf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here