Shucayb Yare Oo Dib U Helay Xorriyadiisa

0

Shucayb Cabdiraxmaan Xalay ciidamadu ay Xabsiga U Taxaabeen ayaa dib U Helay Xorriyadiisa.

Sidaas Waxa Bogga uu ku Leeyahay Twitterka Ku BAAHIYAY Wasiirka maalgashiga Maxamed Axmed Cawad.

Abwaan #Shucayb Yare Xoriyadiisii wuu helay, waxay ahayd isfahawaa, waxaan u mahadcelinaya taliyaha Ciidanka police #Somaliland oo nagala shaqeeyay soo daynta shucayb yare” ayuu yidhi Wasiirku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here