Shirkada Ethiopian Airline Oo Garoon Cusub Dhisanaysa

0

Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airline ayaa shaaca ka qaaday  in sida ugu dhakhsaha badan u bilaabi doonto dhismaha garoon diyaaradeed oo cusub kaas oo ay ku kacayso aduun lacageed oo gaadhaya 5 Bilyan oo doolar.

Sidaasna waxa waraysi uu bixiyay ku sheegay maareeyaha guud ee shirkadaasi  Tewolde Gebremariam.

Halkan Guji Oo Daawo Warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here