uugu horayn waxaan salaamaya dhamaan islaamka gaar ahaan umada reer somaliland
waxaan daawadey shir jaraaid oo ay qabteen maamulka shirkada dahabshil groub shirkaa waxay ku sheegeen 2 arimood oo kala ah
1 shirkada dahabashiil waxey fulineysaa go aan kasta oo lagu xakamaynayo sixir bararka aafeeyey danyarta somaliland
2 shirkada dahabshiil iyadu ma samaynayso iney faraha la gasho arimaha sarifka waxaaney u daynaysaa dadka danyarta ah ee ka shaqeysata sarifka shirkada dahabshiil waxey arintaa u dhaafaysaa dadka ka shaqeysata sarifka
hadaba go aankaas wuxuu shacabka somaliland tusay iney shirkada dahabshiil tahay shirkad u heelan wax u qabashada shacabka somaliland
waxey shirkadu shacabka tustey iney shirkadu tahay mid u naxaysa dadka danyarta ah ee reer somaliland
waxaan leeyahey maamulka shirkada dahabshiil waad mahadsantihiin waxaad na tusteen inaa tihiin shirkad dadka iyo dalka u naxaysa runtii waxaad nagu leedihiin abaal ilaahey ha idin barakeeyo jira oo jooga waligiin jira oo jooga
alaah mahad leh
by siciid cumar xasan Copenhagen denmark