Sevilla Oo Kulanka Ciyaartooyga 12 sano jirka Ka yar Soo Saftay 20 Jir Turuqyo waaweyn

0

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa dhex martay laba kooxood oo kala ah Sevilla iyo Villareal oo ka wada dhisan Dalka Spain.p1ddd8vlm71kdjq131i551rl65nr9.jpg

Ciyaartan ayaa lagu sheegay in ahayd mid u dhaxaysa ciyaartooyga ay da’doodu ka hoosayso 12 sano jirka, hasayeeshee indhaha caalamka ayay soo jiidatay markii lagu arkay ciyaartaasi wiilal midabkoodu madaw yahay, kana soo jeeda qaarada afrika oo ah kuwo Turuqyo waaweyn.p1ddd9a3fvaqc11mm4cce481so6b.jpg

Wiilashan ayaa ku dhawaa da’da 20ka hasayeeshee waxa ay ku ciyaarayeen in ay da’doodu tahay 12 sano jir.p1ddd9ie5n1h093qc1gnedh818kke.jpg

Warbaahinta caalamka iyo baraha bulshadda ayaa si weyn loogu faaqidayay, waxaanay dadka qaarkood tusaale u soo qaateen Ciyaaryahan Lukaku oo la ciyaaraya 12 sano jir.p1ddduapc315np12r11co114j818naa.jpg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here