Sagaltv: Guddoomiye Xigeenka Koowaad ee Wadani Oo Cambaareeyay Xadhiga Madax Dhaqameed Hargeysa Lagu Xidhay

0

Boorama (Sagalnews) Guddoomiye Xigeenka Koowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa cambaareeyay xadhig ay xukuumaddu kula kacday Suldaan Mawliid Sabayse iyo Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi, kuwaas oo hargeysa ku xidhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here