Safiirka Somaliland ee Sacuudi Arabia Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

0

Hargaysa(Sagalnews)-Safiirka Somaliland ee Makkah Amb Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) oo safar shaqo ku joogay Dalka UK ayaa maanta dib ugu soo laabtay Dalka .

Safiirka oo ay madaarka kaga hortaageen Madax Dhaqameed , Masuuliyiin ayaa Qolka nasahada ugu waramay Warbaahinta waxaanu sheegay in uu safar shaqo ku tagay Dalka UK isla markaana uu halkaasi kula soo kulmay Jaaliyadaha Somaliland Ee Uk ee ku dhaqan Dalka UK .

Sidoo Kale Safiirku wuxuu sheegay in uu marti qaad ka helay Maayirka Magaalada Sheffeild oo ah magaalada Aqoonsiga u fidisay Somaliland .

DSC06960

DSC06961

DSC06962

DSC06970

DSC06976

DSC06981

dhaw3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here