Roobab Ka Da’ay Wadanka Nepal Oo Galaaftay Nolosha 27 Qof

0

Dalka Nepal waxa ka da’ay roob laxaad leh oo la sheegay in uu ahaa kii ugu cuslaa in dhaweyd, waxaana daadad iyo dabaylo ka dhashay roobkaasi ay galaafteen nolosha 27 qof, iyada oo la waayay dad kale oo tiro badan.

dawladda Nepal ayaa dadka u sheegtay in ay u diyaar garoobaan roobab kale oo la sheegay in ay ku soo fool leeyihiin dalkaasi, dadkuna ay isu diyaarinayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here