Ronaldo Oo Lagu Eedeeyay In Uu Ka Ilmeeyay Billada La Siiyay Ciyaaryahan Silva

0

Taageerayaasha Xulka Kubbada Cagta ee Portugal ayaa ka fal celiyay Ka dib markii uu ciyaaryahan Ronaldo ka xumaaday xiddiggii Tartanka oo xalay la guddoonsiiyay  ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa Nations League Bernardo Silva.Bernardo Silva was named the Nations League Player of the Tournament instead of Ronaldo

Waxa ay ku eedeeyay in uu yahay nin keligii naftiisa wax la doonaya isla markaana ay ilmo isku soo taagtay markii loo yeedhay ciyaaryahan Bernardo Silva.Silva's team-mates congratulated the Manchester City star but Ronaldo looked quite distant

Qaar ka mid ah taageerayaasha ayaa waxa ay sheegayaan in ilmo isku soo taagtay ciyaaryahan Ronaldo, aad uga xumaaday arrintaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here