Ronaldo Oo Laga Helay Cudurka Covid 19

0

Ciyaaryahanka Caanka ah ee Cristiano Ronaldo ayaa laga helay Cudurka Saf Marka ah ee Covid 19.

Xiddigan oo u safta naadiga Juventus iyo Xulka dalkaiisa Portugal ayaa sidaasi lagu ogaaday Baadhitaan lagu sameeyay.

Waxa uu isku karantinimeeyay Meel cidlo ah, sidaas ayaanu in muddo ah kaga maqnaan doonaa Garoomadda iyo Xulka Dalkiisa oo uu kala qayb galayay Kulamo aad u muhiim u ah.

Cristiano Ronaldo waa mid ka mid ah xiddigaha loogu jecel yahay Kubbada cagta, mana ah markii ugu horeysay ee ciyaaryahan laga helo cudurkaasi, hasayeeshee Mane oo u ciyaara Kooxda Liverpool ayaa isna dhawaan laga helay cudurkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here